Dowlada oo kordhisay cadaadiska ay ku heyso shacabka magaalada Muqdisho

Waxaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho laga dareemayay jawi ka badelan kuwii hore, waxa ayna dowlada kordhisay cadaadiska ay ku heyso shacabka magaalada Muqdisho gaar ahaan xirista wadooyinka. Shacabka Muqdisho oo isugu jira kuwa subaxii u jarmaada shaqo, waxbarasho iyo dano kale ayaa maalmahan la kulmayay xaalado ka duwan kuwii hore, waxa ayna dhoorkii malamood … Continue reading Dowlada oo kordhisay cadaadiska ay ku heyso shacabka magaalada Muqdisho